Dacwaddii badda ee u dhexeysay Somalia iyo Kenya oo marxalad cusub gashay

Soomaaliya ayaa shaacisay inay gudbisay Jawaabihii laga sugaayay ee ku aadan dacwadda Badda ee kala dhaxeysa dowladda Kenya taasoo hor taalla Maxkamada caalamiga ah ee Cadaalada Xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in maadaama Maxkamadda caalamiga ah ay aqbashay inay qaado dacwadan in dowladda Soomaaliya ay gudbisay dhammaan Jawaabihii laga rabay. Waxaa uu … Continue reading Dacwaddii badda ee u dhexeysay Somalia iyo Kenya oo marxalad cusub gashay